(Daawo Sawirro) Hoggaamiyaha ugu da`da weyn caalamka oo xilka loo dhaariyay

Mahathir Mohamad ayaa mar kale loo dhaariyay raysal wasaaraha Malaysia kaddib markii uu si aan la fileyn ugu guuleystay doorashada, 15 sano kaddib markii uu xilka ka degay. Taageerayaasha ayaa calamo ruxayay iyagoo isugu soo baxay bannaanka qasriga Istana Negara ee Kuala Lumpur xilli ay dhaarintu socotay. Ninkan oo in ka badan 20 sano xilka … Continue reading (Daawo Sawirro) Hoggaamiyaha ugu da`da weyn caalamka oo xilka loo dhaariyay